Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray labo xarumood oo magaalada Bosaso laga hirgeliyay

 Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa bogaadiyey dadkii kasoo shaqeeyay hirgelinta xarumahan oo muhim u ah bulshada gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa kormeeray Xabsiga weyn ee magaaladda Boosaaso halkaasi oo uu warbixin kaga dhegaystay masuuliyiinta Xabsiga, oo uga warbixiyey xaaladda Xabsiga iyo Maxaabiista ku jirta.


Comments

Popular posts from this blog

Conflicting reports over release of Cuban doctors by Somali militants

Kenya-Somalia leaders summit postponed over Coronavirus fears

Genesis of Music in Somalia